Where Education Talks

Empowering Somaliland Students

Education September 19, 2009

qaar kamid ah ardayda jaamacadaJaamacadda Golis University waxay ka mid tahay Jaamacaddaha ugu waaweyn Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo jaamacaddaasi ku taala Caasimadda Somaliland ee Hargeysa .
Haddaba Jaamacaddan Golis University waxaa dhawaan ay soo Bandhigeen Bandhig Cilmiyeed ay ku soo bandhigeen dhamaan qaybaha Waxbarasho ee Jaamacaddaasi Golis University Lagu barto .

Bandhigaasi ay soo bandhigtay Golis University oo Lagu qabtay Xarunta Jaamacaddaasi waxay Macalimiinta ama Profesooradda qayb kasta Wax ka dhigaa ay soo bandhigeen Macluumaad ku saabsan Culuumta kala gedisan ee qaybaha IT ga ama qaybta beeraha , qaybta civil ingineeringka iyo qaybta Shuruucda Booliska iyadoo Aalado casri ah oo ah kan manta Dunida laga isticmaalo Technolgiyadda casriga ah ay Macalimiintu ay ku tabinayeen casharadda .

 

Qaar ka mid ah ardayda jaamacadda Golis

Qaar ka mid ah ardayda jaamacadda Golis