Where Education Talks

Empowering Somaliland Students

About us September 20, 2009

Aqoonkaab waa website loogu talagalay inay ka faa’idaystaan ardayda Somaliland ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba wa ku barta. Waa fursad ama bartilmaameed ay kusoo bandhigi kartaan aqoontooda, qoraalkooda iyo khibradooda, iskuna dhaafsan karaan aqoon, macluumaad iyo talo bixin intaba.

Bahda websiteku waxay kugu soo dhawaynayaan gacmo furan kuna soo biir shabakada ardayda ee Aqoonkaab.