Where Education Talks

Empowering Somaliland Students

CIID MUBAARIK November 25, 2009

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 11:18 pm

 

BOYS OR GIRLS: WHO IS A BETTER LEARNER? January 10, 2010

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 9:30 pm

By: Fosi Mohamoud Kofal
There will be always surprises in wait when you go to a foreign country. Because of the difference in attitude, culture and style of living, each person who left his home country to another will experience a cultural shock. That was the case when I first put my legs on Malaysian soil.
As soon as our plane landed on KLIA airport, the non-Malaysian passengers were guided to the airport’s health centre where we had our medical documents checked. The nurses and doctors we met there were totally women. I thought this maybe that women were more suitable to be nurses than men. After I came to the immigration department to pass to the country, I had my first culture shock. Women were not only dominant in this department but were the more efficient gender as well. (more…)

 

Dabaaldegga Ciida Arafo iyo Ururka Ardayda JSL -YEMEN November 25, 2009

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 11:51 pm

(more…)

 

Qaabka looga ciido Yemen

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 11:09 pm

Bulsho waliba dhaqankeed, Umad waliba hidaheed…Waxa lagu jiraa maalmihii u danbeeyey ee u diyaar garawga ciida barakaysan ee Ciidul Adxa, hadaba dalalka Muslimka ayaa si weyn looga xusaa munaasibada Ciida gaar ahaan ciidan oo iyadu kaga duwan ciida kale hilibka iyo xoolaha la qalo maalintan. (more…)

 

Facebook: Mareeg Caalami ah,Madal kulmisa Dadweynaha iyo Mooganaanta Waalidka November 19, 2009

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 11:45 pm

Ha u malayn in aad TV, Radio, Wargeys iyo Boodhadh aad u baahanayso hadii aad rabto inaad afkaartaada gudbiso saamayna ku yeelato bulshadaada iyo caalamkaba. Ha la yaabin hadii aad maqasho in qoraal ama vedio ama cod aad gelisay Internetka gaar ahaan mareegaha bulshada uu ka dheereeyey wax aad ku qortay wargeys oo lacag badani kaaga baxday ama aad TV kasii daysay. Laakiinse weli ma ka fekertay in waxa aad qorayso lala socdo, mase ogtahay in caalamku yahay shaashad yar ama tuulo yar oo lays wada yaqaano, layskana war hayo? Bal akhriste meerisyadan hoos ku qoran akhri oo adba ila garo jawaabaha. (more…)

 

XUQUUQDA HAWEENKA IYO DOORKOODA- Qaybtii 2aad. November 15, 2009

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 4:51 pm

Qofnimada Gabadha

Diinta Islaamku waxay soo baxday iyadoo dadka qaar ay inkireen qofnimada gabadha, qaar ay ka shakiyeen, qaarna ay u aqoonsadeen inay ka mid tahay dadka, laakin ay hadana ku qeexeen inay tahay makhluuq loo abuuray u shaqaynta ninka. Waxyaabaha uu la yimid Islaamku waxay ahaayeen maamuusida haweenka, xaqiijinta qofnimadeeda, mudnaanshaha ay mudan tahay masuuliyad, abaal-marin iyo gelitaanka jannada hadii ay fuliso waajibaadkeeda. Islaamku wuxuu ku qeexay gabadha inay tahay qof maamuusan oo leh mid la mid ah xuquuqda uu leeyahay ninku.maadaama ay yihiin laba laamood oo geed kaliya ku yaal, ama laba walaal oo leh aabbo kaliya iyo hooyo kaliya, kuwaasoo ah Aadan iyo Xaawa. (more…)

 

KULAN BALAADHAN OO ARDAYDA SOMALILAND EE UGANDA IYO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO 7 MAAYOR KU KULMEEN

Filed under: Uncategorized — aqoonkaab @ 4:27 pm

Hadalkii Madasha iyo Xisiihi Habeenka
1 (more…)